Muwaadiniin Ruush Ah Oo Lagu Dilay Suuriya

0
Wednesday February 14, 2018 - 09:25:14 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadiniin Ruush Ah Oo Lagu Dilay Suuriya

    Muwaadiniin Ruush Ah Oo Lagu Dilay Suuriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadiniin Ruush Ah Oo Lagu Dilay Suuriya Suuriya(HN)Waxaa haatan caddaatay in ugu yaraan laba dagaalyahan oo wadaniyada Ruushku biyo dhigtay, oo la rumaysanyahay in ay yihiin dagaalyahanno calooshooda u shaqaystayaal ah oo taageerayey ciidamada Suuriya lagu dilay duqayn cirka ah oo ay Maraykanku ku qaadeen Suuriya todobaadkii hore.

Rag xidhiidh la lahaa nimankaas ayaa BBC-da u sheegay in midkood ahaa nin waddaniyadda Ruushku madaxmartay oo reer Moscow ah. Wararku waxay sheegayan in ay u dagalamayeen Suuriya oo ay xulufo yihiin ruushka.



 

Cossack oo ah koox ah wadaniy xagjirka hi ay madaxbartay ayaa BBC-da u xaqiijisay dhimashada labo qof hase ahaate warbaahinta Maraykanka iyo Ruushka ayaa ku waramayay in tiro intaa badan laga yaabo inay halkaa ku dhinteen.

Hargeisanews.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured