Ciidamada Booliska Somaliland Oo Iminka Shaaciyey In Xabsiga La Dhigay Dabcasar Iyo Danbiga Uu Galay + [Muuqaal ]

0
Monday December 18, 2017 - 23:53:16 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska Somaliland Oo Iminka Shaaciyey In Xabsiga La Dhigay Dabcasar Iyo Danbiga Uu Galay + [Muuqaal ]

    Ciidamada Booliska Somaliland Oo Iminka Shaaciyey In Xabsiga La Dhigay Dabcasar Iyo Danbiga Uu Galay + [Muuqaal ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Iminka Shaaciyey In Xabsiga La Dhigay Dabcasar Iyo Danbiga Uu Galay + [Muuqaal ] Hargeysa (HN):- Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland Gaashaanle Sare

Faysal Xiis oo maanta warbaahinta la hadley waxaa uu xaqiijiyey in saaka ay ciidamada boolisku ay xabsiga dhigeen Cabdiraxmaan Dabcasar .

Afhayeenka ayaa sheegay in ninkani uu sameeyey aflagaado qaran isla markaana sharciga la hor keeni doono , waxaana uu meesha ka saaray in ciidamada boolisku ay jidh dil ku sameyeen

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured