Madaxweynaha Ruuska Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Turkiga Kana Digay Go,aankii Trump Ee Magaalada Qudus +[ Muuqaal ]

0
Tuesday December 12, 2017 - 10:13:26 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ruuska Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Turkiga Kana Digay Go,aankii Trump Ee Magaalada Qudus +[ Muuqaal ]

    Madaxweynaha Ruuska Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Turkiga Kana Digay Go,aankii Trump Ee Magaalada Qudus +[ Muuqaal ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ruuska Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Turkiga Kana Digay Go,aankii Trump Ee Magaalada Qudus +[ Muuqaal ] Ankara (HN):- Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go'aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa'iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe.

Madaxwaynaha Ruushka ayaa ka hadlayay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit


 

 


Mr Putin ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,xilli uu soo gabagabeeyay booqashadiisa bariga dhexe.

Mr Erdogan ayaa sidoo kale cambareeyay go'aanka madaxwayne Trump ,waxa uuna sheegay in Mareykanka ay dhiig gacanta kula jiraan.

Erdogan ayaa ku tilmaamay Israa'iil in ay yihiin argagixiso islamarkana falastiiniyiintii ay askarta Israa'iil dileen ay yihiin Shuhado.

Kulanka Erdogan iyo Putin u noqonayo kii 8aad ee ay yeeshaan sanadkan.

Xidhiidhka Turkiga iyo Ruushka ayaa soo xoogaysanayay tan iyo wixii ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee Turkiga ka dhacay sanaddii 2015.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured