[Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

0
Thursday December 07, 2017 - 12:44:57 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

    [Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus New York (HN):- Xoghayaha guud ee hay'adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa'il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.


Sidoo kale Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.


 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka 



Hargeisanews.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured