AKHRI :Madaxwaynaha La Doortay Oo Magacaabay Gudi Ka Kooban Sagaal Xubnood Iyo Shaqaday Qabanayaan Oo Uu Sheegay

0
Wednesday December 06, 2017 - 16:06:28 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRI :Madaxwaynaha La Doortay Oo Magacaabay Gudi Ka Kooban Sagaal Xubnood Iyo Shaqaday Qabanayaan Oo Uu Sheegay

    AKHRI :Madaxwaynaha La Doortay Oo Magacaabay Gudi Ka Kooban Sagaal Xubnood Iyo Shaqaday Qabanayaan Oo Uu Sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AKHRI :Madaxwaynaha La Doortay Oo Magacaabay Gudi Ka Kooban Sagaal Xubnood Iyo Shaqaday Qabanayaan Oo Uu Sheegay

Magacaabista Guddida Xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah.

Kadib markii aan la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Kadib markaan xaqiiqsaday muhiimadda xilliga kala-guurka ah; waxa aan magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay noqdaan Guddida Xil-wareejinta xilliga Kala-guurka ah. Xubnaha Guddidu waxa ay kala yihiin:

1. Dr. Sacad Cali Shire – Guddoomiye
2. Maxamed Kaahin Axmed - Xubin


3. Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon - Xubin
4. Maxamuud Xaashi Cabdi - Xubin
5. Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare - Xubin
6. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar - Xubin
7. Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni– Xubin
8. Eng. Ibraahim Daahir Dubad - Xubin
9. Yuusuf Maxamed Cabdi - Xubin
Masuuliyadda Guddida Xil-wareejinta Xilliga Kala-guurku waa diyaarinta iyo hagista dhammaan hawlaha xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah iyo goobta xil-wareejinta. Muddada xilka Guddidu waxa uu ku kooban yahay ilaa maalinta xil-wareejinta.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biihi Abdi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured