AKHRI :Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xil Gudasho La'aan Xilkii Ugaga Xayuubiyey Gudoomiyiihi Kooxda Laabsaalax Iyo Ku Sime Deg Dega Oo La Magacaabay

0
Monday December 04, 2017 - 13:32:39 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRI :Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xil Gudasho La'aan Xilkii Ugaga Xayuubiyey Gudoomiyiihi Kooxda Laabsaalax Iyo Ku Sime Deg Dega Oo La Magacaabay

    AKHRI :Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xil Gudasho La'aan Xilkii Ugaga Xayuubiyey Gudoomiyiihi Kooxda Laabsaalax Iyo Ku Sime Deg Dega Oo La Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AKHRI :Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xil Gudasho La'aan Xilkii Ugaga Xayuubiyey Gudoomiyiihi Kooxda Laabsaalax Iyo Ku Sime Deg Dega Oo La Magacaabay Hargeysa(Hargeysa-News)Maanta oo ay bishu tahay 03 12 2017 shir ay isagu yimaadeen gudida fulinta ee kooxda

Xiddigaha Geeska iyo xubnaha kooxdu waxay xilkii gudoomiyenimo ee kooxda cod gacan taag ah kaga qaadeen Gudoomiyihii hore ee kooxda xidigaha geeska Xasan Saleebaan Maxamed ( laab saalax) ka dib markii uu gudan waayay waajibaadkii shaqo ee kooxdu u igmatay sida uu dhigayo sharciga kooxdu.

Islmarkaa waxay kooxdu cod gacan taag ah ku sime gudoomiye ugu doorteen xoghayaha kooxda Maxamed Axmed Bakaal Cirro)

 

ALLAA Mahad Leh

Gudida fulinta kooxda xidigaha geeska

Hargeisanews.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured