[Deg Deg ]:- Mudaharaadyo Iyo Rasaas Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Burco + Laydhkii Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Burco Oo La Jaray .

0
Thursday November 16, 2017 - 19:45:37 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]:- Mudaharaadyo Iyo Rasaas Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Burco + Laydhkii Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Burco Oo La Jaray .

    [Deg Deg ]:- Mudaharaadyo Iyo Rasaas Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Burco + Laydhkii Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Burco Oo La Jaray .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg ]:- Mudaharaadyo Iyo Rasaas Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Burco + Laydhkii Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Burco Oo La Jaray .

Hargeysa(HN)Wararka naaga soo gaadhay magaalada burco ee xurnta gobolka togdheer ayaa sheegay in tageeryasha xisbiga waddani ayaa mudaharaad ka dhigay meesha loo yaqaano istiriyaha burco

Ciidamada amaanka Somaliland oo gaadhay goobta mudaharaadku ka socod oo ah daanta galbeedka ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay ilaaliyan amaanka iyo xasiloonida is mar ahaatana ka fogaadan wax kasta oo khal khalin kaara nabad gelyada qaranka Somaliland ku naalonaayo

Hase ahaate dadweynahan ayaa ka biyodiiday hadalka booliska waxa aanay tuurayan dhagaxan iyaga oo qaylinaya .

Ciidamada booliska Somaliland ayaa hadda ku hawalan sidii ay u kala kaxayn lahayeen dadweynahan mudaharadaya una sugi laahayeen amaanka magaalada iyo goobtan mudaharadku ka socodo.

 

Mudaharadkan ayaa ku soo aadaya xili ay masuuliyiinta xisbiga waddani ee gobolka maroodijeex ay sheegeen in ayaan ku qanacsanan tirntii cododka doorashadii ka dhacday 13kii bishan Somaliland iyado hadda laga joogo muddo sadex cisho ah ilaa hadana aan lagu dhawaaqin natiijada hordhac ah ee doorashada madaxtinimda somalilad ee ay ku tartamayeen xisbiyada ucid, kulmiye iyo waddani

Wixii warar ah ee danbe ee ka soo kordha waxaanu idinku soo gudbin doona intanu ku jirno baahintayaadan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured