Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Kulamo La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Iyo Masuuliyiin Kale + Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

0
Monday October 09, 2017 - 09:35:20 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Kulamo La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Iyo Masuuliyiin Kale + Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

    Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Kulamo La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Iyo Masuuliyiin Kale + Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Kulamo La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Iyo Masuuliyiin Kale + Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Hargeysa (HN):- Wafti uu hogaaminayo safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya oo booqasho ku joogay maalmihii u danbeeyey Somaliland ayaa kulamo kala duwan waxa uu la qaatay qaar kamid ah masuuliyiinta dawlada Somaliland,Ururada Saxaafadda iyo ururka xaquuqal Iinsaanka.

Sidoo kalena safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr David iyo saraakiil ka tirsan xafiiskiisa ayaa waxay uu kulan gaar ah la qaateen guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland,gudoomiyaha xarunta xaquuqal Iinsaanka madaxa banaan ee Somaliland Guuleed Dafac,ururada Saxaafadda,masuuliyiin dawlada ka tirsan,maareeyaha dekeda Berbera iyo waliba maayarka magaalada Berbera.

Image result for Safiirka SOomaaliya Ee Ingiriiska


 

Ujeedada socdaalka rasmiga ah iyo nuxurka qodobada ay ka wada hadleeen masuuliyiintani ayaa si rasmi ah loo ogayn balse warar xog ogaal ah ayaa waxay sheegayaan in waftigan Ingiriiska ka socda socdaalkoodu salka ku hayo u kuur galiday u diyaar garowga doorashada madaxtooyada Somaliland oo fooda inagu soo haysa iyo waliba sidii uu masuuliyiintaasi ugala hadli lahaa sidii ay doorashadaasi ugu dhici lahayd nabadgaliyo iyo qaab xor iyo xalaal.

Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya ayaa waxa la filayaa in inta uu joogo inuu kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo”iyo wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured