Deg Deg:Ganaax Lacageed Iyo Digniintii Ugu Danbaysay Oo La Dul Dhigay Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Iyo Sababta

0
Wednesday October 04, 2017 - 15:38:13 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Ganaax Lacageed Iyo Digniintii Ugu Danbaysay Oo La Dul Dhigay Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Iyo Sababta

    Deg Deg:Ganaax Lacageed Iyo Digniintii Ugu Danbaysay Oo La Dul Dhigay Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Iyo Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg:Ganaax Lacageed Iyo Digniintii Ugu Danbaysay Oo La Dul Dhigay Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Iyo Sababta Hargeysa (HN):- Guddida Anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somaliland oo goor dhaweyd soo saarey war saxafadeed ayaa waxaa ay ganaax laced dul dhigeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Ganaxaan Lacageed ayaa dhan 50 Milyan oo Shilin Somaliland ah isla markaana waxaa ay hawda u mariyeen digniintii ugu danbeysay


Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Image may contain: text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured