AKHRI:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Goor Dhawayd Magacaabis Sameeyey

0
Tuesday October 03, 2017 - 18:32:49 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRI:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Goor Dhawayd Magacaabis Sameeyey

    AKHRI:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Goor Dhawayd Magacaabis Sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AKHRI:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Goor Dhawayd Magacaabis Sameeyey Hargeysa (HN):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah


Gudoomiyaha ayaa xilal u kala magacaabey

1.Fatxi Cabdi Xuseen (Baydan) wuxu u magacaabay Hoggaanka Waxbarashada Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

2.Khadar Cali Xaashi wuxu u magacaabay Hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.

3.Deeq Axmed Yuusuf wuxu u magacaabay Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer-qaran



 

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured