Xukuumada Soomaliland Ayaa Ka Hadashay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Ay U Aqoonsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada [Muuqaal]

0
Monday August 07, 2017 - 17:53:23 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Soomaliland Ayaa Ka Hadashay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Ay U Aqoonsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada [Muuqaal]

    Xukuumada Soomaliland Ayaa Ka Hadashay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Ay U Aqoonsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada [Muuqaal]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Soomaliland Ayaa Ka Hadashay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Ay U Aqoonsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada [Muuqaal] Hargeysa (HN):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xarunta madaxtooyada ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka soo cusboonaadey doorashada gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland .

Wasiir Cadaani ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan gudoomiyaha golaha wakiilada u aqoonsan yahiin Xil Baashe Maxamed Faarax

Sidoo kale Wasiir Cadaani ayaa waxaa uu xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ku eedeeyey in uu yahay danbiile qaran , waa sida uu hadalka u dhigaye


Halkan Ka Daawo



Hargeisanews.net
Hargeysa/Office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured