Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Ayaa Goor Dhawayd Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Golaha Guurtida

0
Monday August 07, 2017 - 17:29:36 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Ayaa Goor Dhawayd Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Golaha Guurtida

    Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Ayaa Goor Dhawayd Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Golaha Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Ayaa Goor Dhawayd Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Golaha Guurtida Hargeysa (HN):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo xalay ku dhawaaqey in uu yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa uu ka war bixiyey kulan uu maanta la yeeshay gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland .

Image may contain: 1 person, eyeglasses


 

Xildhibaanka ayaa sheegay in Gudoomiyaha uu ku war galiyey in doorashadii shalay ee golaha wakiilada la is dabo mariyey isla markaana uu arimahaasi gudoomiye Saleeban Su,aalo ka weydiiyey

Sidoo kale xildhibaanka ayaa cadeeyey sababta isaga oo markii hore u hanbalyeeyey Baashe Maxamed Faarax in uu iminka dib ugu dhawaaqo in uu isagu gudoomiye yahay ay tahay ka dib markii ay cadaatey in doorashadaasi mid la isdabo mariyey qaabkii codadka loo kala helay oo uu isagu helay39Xildhibaan codkooda


Dhinca kale xildhibaanka ayaa carabka ku dhuftey in khilaafkani uu gaadhi doono maxkamada sare ee dalka , isla markaana ay isla maanta ba ay dacwadaasi gudbiyeen

Halkan Ka Daawo


Hargeisanews.net
Hargeysa/Office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured