Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Muranka Ka Soo Cusboonaaday Gudoomiyaha Golaha

0
Monday August 07, 2017 - 17:20:55 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Muranka Ka Soo Cusboonaaday Gudoomiyaha Golaha

    Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Muranka Ka Soo Cusboonaaday Gudoomiyaha Golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Muranka Ka Soo Cusboonaaday Gudoomiyaha Golaha Hargeysa (HN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka soo cusboonaadey doorashada gudoomiyaha cusub ee golaha wakilada Somaliland .
Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu murankaasi ku tilmaamay in uu yahay mid guul ah isla markaaana ay tahay digniin shacbiga reer Somaliland u muuqata hadii ay u codeeyaan doorashada madaxweynaha labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye oo uu sheegay in ay sidaasi u murmi doonan

Halkan Ka Daawo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured