GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO U HANBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND.

0
Sunday August 06, 2017 - 18:32:44 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO U HANBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND.

    GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO U HANBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO U HANBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND.

Muqdisho(HN)Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Faarax oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland.

 

Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari” Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lahadlayay warbaahinta Qaranka ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Soomaaliland oo maanta loo doortay Baashi Max’ed Faarax.

 

 

Doorashada Guddoomiyaha wakiilada Soomaaliland ayaa ka dambeysay kadib markii dhawaan uu xilkaasi iska casilay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kaasi oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliland una matalaya xisbiga Wadani



Halkan Ka Daawo



Hargeisanews.net

Muqdisho/Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured