Kulan Balaadhan Oo Hada Hargeysa Uga Socda Soomaliland Iyo Maamulka Khaatumo Iyo Ujeedooyinka Uu Daaranyahay

0
Saturday June 17, 2017 - 13:24:06 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Balaadhan Oo Hada Hargeysa Uga Socda Soomaliland Iyo Maamulka Khaatumo Iyo Ujeedooyinka Uu Daaranyahay

    Kulan Balaadhan Oo Hada Hargeysa Uga Socda Soomaliland Iyo Maamulka Khaatumo Iyo Ujeedooyinka Uu Daaranyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Balaadhan Oo Hada Hargeysa Uga Socda Soomaliland Iyo Maamulka Khaatumo Iyo Ujeedooyinka Uu Daaranyahay

Hargeysa(HN)Magaalada Hargeysa waxa ka socda kulan u dhaxeeya Xukumada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee uu hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh kulanka ayaa ujeedadiisa tahay shaacinta qodoba ku saabsan wadahadaladii u socday mudooyinkii ugu dambeeyey labada dhinac.

Masuuliyiinta labada dhinac ayaana uu kulankani haatan uga socdaa Huteel Ambsador ee Magaalada Hargeysa iyada oo la filaayo in saacadaha soo socda ay shaaciyaan qodobada ka soo baxay wadahadaladii u socday labada dhinac Bilihi Ugu dambeeyey.

Sidoo kale waxa la filayaa in halkaasi ay labada dhinac soo saaran guddi laba geesood ah oo ka hawl gala hir galinta qodobada la isla qaatey.




Hargeisanews.net

Hargeisa/Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured