Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Koomiishanka, Qorituurkii Magacyada Iyo Astaamaha Xisbigu Siday U Kala Horaynnayaan Iyo Xogtii Kasoo Baxayday Kulanka Maanta

0
Wednesday June 14, 2017 - 14:15:13 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Koomiishanka, Qorituurkii Magacyada Iyo Astaamaha Xisbigu Siday U Kala Horaynnayaan Iyo Xogtii Kasoo Baxayday Kulanka Maanta

    Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Koomiishanka, Qorituurkii Magacyada Iyo Astaamaha Xisbigu Siday U Kala Horaynnayaan Iyo Xogtii Kasoo Baxayday Kulanka Maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Koomiishanka, Qorituurkii Magacyada Iyo Astaamaha Xisbigu Siday U Kala Horaynnayaan Iyo Xogtii Kasoo Baxayday Kulanka Maanta Hargeysa (Ilays-News):- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa uu maanta la kulmay Hogaamiyayaasha Xisbiyada Qaranka ee Waddani , UCID iyo Kulmiye waxaana ay ka wada hadleen arimaha kaadh qaybinta ka socota dalka , casharadii laga bartay wajigii kobaad ee kaadh qaybinta ( Awdal, Saaxil iyo Goobaha Xeebaha Sanaag), diyaar garowga labada gobol ee hada bilaabmaaya ee ( Togdheer & Mardojeex) iyo diyaar garowga guud ee doorashada madaxtooyada Somaliland.

Image may contain: 9 people, people standing


 

Kominshanka Doorashooyinka wuxu xisbiyada Qaranka uga warbixiyey qandaraasyadii keenista qalabka doorashada oo dhawaan la baahiyey , Xeerka Doorashada Madaxtooyada iyo wakhtiyada loo bahan yahay in shaqooyinka la xidhiidha doorashada la soo dhamaystiro iyo waliba ku dhawaaqistii wakhtiga doorashada iyo dhaqaalaha doorashada madaxtooyada.

YyiDhinca kale Kominshanka doorashooyinku iyo Saddexda Xisbi Qaran waxay isla qateen habka ay magacyada iyo astaamaha xisbiyadu ugu kala horaynayaan warqada codbixinta iyo qoraalada kale ee doorashada Madaxyooyada 2017 taas oo u dhacday hab daah furan oo qorituur ah.

Image may contain: 3 people, people sitting, people standing, office and indoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and people sitting

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 6 people, people standing and indoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 5 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people sitting, people standing, office and indoor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured