"Dawladna waad sheeganaysaa, danna waad leedahay, sideen dhex isu taagaa markaa [Khilaafka Dalalka Khaliijka]. Halka dantaydu ku jirtaan raacayaa." Guddoomiyaha G Guurtida Saleebaan"

0
Wednesday June 14, 2017 - 13:26:52 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dawladna waad sheeganaysaa, danna waad leedahay, sideen dhex isu taagaa markaa [Khilaafka Dalalka Khaliijka]. Halka dantaydu ku jirtaan raacayaa." Guddoomiyaha G Guurtida Saleebaan"

    "Dawladna waad sheeganaysaa, danna waad leedahay, sideen dhex isu taagaa markaa [Khilaafka Dalalka Khaliijka]. Halka dantaydu ku jirtaan raacayaa." Guddoomiyaha G Guurtida Saleebaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dawladna waad sheeganaysaa, danna waad leedahay, sideen dhex isu taagaa markaa [Khilaafka Dalalka Khaliijka]. Halka dantaydu ku jirtaan raacayaa." Guddoomiyaha G Guurtida Saleebaan" Hargeysa (HN):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Muddane Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley cabasho dhawaan ka soo yeedhay culimada Timo weynta ama qaadiriyada loo yaqaano .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in cabashadoodu golaha hor iman doonto isla markaana markaas laga talin doono  " Ha la gaadho arintoodu golaha ayey hor iman doontaa , markaasna waa lagu tali doonaa ee maanta aniga afka ha iga qoryo qoryeynina " ayuu yidhi gudoomiyuhu


Sidoo kale Saleeban Maxamuud Adan gudoomiyaha gurtida Somaliland waxaa uu ka Hadley mawqifka ay xukuumadu ka qaatey khilaafka dalalka carabta Iyo Qatar isla markaana waxuu sheegay in qaranku madaxweyne leeyahay madaxweynuhu go,aankii uu arintaasi ka gaadhey in lagu taageerno



Halkan Ka Daawo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured