Dawlada Imaaraatka Oo Sii Xoogaysay Khilaafkii Xulafada Sucuudiga Iyo Qatar Dalkeedana Kasoo Saartay Tartamayaasii Quraanka Ka Dib Wax Yar Uun Ka Hor Ku Dhawaaqista Natiijada

0
Monday June 12, 2017 - 10:03:53 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Imaaraatka Oo Sii Xoogaysay Khilaafkii Xulafada Sucuudiga Iyo Qatar Dalkeedana Kasoo Saartay Tartamayaasii Quraanka Ka Dib Wax Yar Uun Ka Hor Ku Dhawaaqista Natiijada

    Dawlada Imaaraatka Oo Sii Xoogaysay Khilaafkii Xulafada Sucuudiga Iyo Qatar Dalkeedana Kasoo Saartay Tartamayaasii Quraanka Ka Dib Wax Yar Uun Ka Hor Ku Dhawaaqista Natiijada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Imaaraatka Oo Sii Xoogaysay Khilaafkii Xulafada Sucuudiga Iyo Qatar Dalkeedana Kasoo Saartay Tartamayaasii Quraanka Ka Dib Wax Yar Uun Ka Hor Ku Dhawaaqista Natiijada Dubai(HN)Khilaafkii U Dhexeeyey Xulafada Sucuudiga Iyo Qatar Oo Sii Xoogaysanaya waxaana dawlada imaaratku ka saartay tarkii quraanka kariimka ee ka scday magaalada dubai tartamihii ka socday wadanka soomaliya Iyadoo wax yar uun ka haddhay ku dhawaaqida natiijada tartamayaashii ka qayb galay Tartankaasi .
Waxaana dawlada imaaraatku amar ku bixisay in wadanka laga saaro tar tamahan Matalayay Soomaliya  oo magaciisa a yidhaa ismaaciil madar loona yaqaano (ismaacil pakistani)


Talaabadan Ayaa Waxay Kusoo Beegmaysaa Ka Dib Markii maalintii shalay Uu Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Wasiir Ka Socday Dawlada Qatar oo la kulmay masuuliyiiinta dawlada soomaliya .


Hargeisanews.net
Dubai/Office

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured