[TOP NEWS]Soomaaliland Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Soo Dhax Galay Khilaafkii Wadamada Carabta Go'ana Ka Gadhay Wadankay Lasafatay

0
Saturday June 10, 2017 - 16:26:14 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOP NEWS]Soomaaliland Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Soo Dhax Galay Khilaafkii Wadamada Carabta Go'ana Ka Gadhay Wadankay Lasafatay

    [TOP NEWS]Soomaaliland Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Soo Dhax Galay Khilaafkii Wadamada Carabta Go'ana Ka Gadhay Wadankay Lasafatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[TOP NEWS]Soomaaliland Oo Ka Mid Noqotay Wadamada Soo Dhax Galay Khilaafkii Wadamada Carabta Go'ana Ka Gadhay Wadankay Lasafatay Hargeysa (HN):- Golaha wasiirada Somaliland ayaa waxaa ay maanta isku yimadeen shir deg deg ah oo aan caadi aheyn isla markaana waxaa shir gudoomiyaanaayey madaxweyne Siilanyo .

Golaha Wasiirada ayaa waxaa ay go,aan ku gaadheen in Somaliland ay xidhiidhka u jarto dalka Qadar isla markaana la safato dalalka ay hogaaminaayaan Sucuudiga Iyo Imaaradku

Sidoo kale Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in hawdeeda , badeeda iyo dhulkeeda aanay isticmaali Karin cid aaney iyadu ogolaansho siinin



Halkan Ka Daawo




Hargeisanews.net

Hargeisa/Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured