![]() Sheekh Dirrir Oo Markii Labaad Diiday Gudi Uu Ku Daray Madaxwayne Siilanyo Iyo Sababta
Sheekh Dirrir Oo Markii Labaad Diiday Gudi Uu Ku Daray Madaxwayne Siilanyo Iyo Sababta
Hargeysa(Hargeisa-News)Shiikh Maxamed Cumar Dirir Oo Ka mid Ahaa Gudi Culimaa Oo Madaxwayne Siilaanyo Ku Mgacaabay Afur Uu Xalay U Sameeyey ayaa ka cudurdaartay guddida culimada Somaliland oo xalay Xukuumaddu magacowday. Shiikh Dirir ayaa sheegay in aanu xilligan diyaar u ahayn ka mid ahaan-shaha Guddida culimada Ee Uu Magacaabay Madaxwayne Axmed Siilanyo. Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa hore u diiday Guddida tacliinta sare oo madaxweyne Siilaanyo Ku Daray Inuu Ka Mid Ahaado.
Hargeisanews,.net Hageysa/Office Leave a comment |
|
Sheekh Dirrir Oo Markii Labaad Diiday Gudi Uu Ku Daray Madaxwayne Siilanyo Iyo Sababta
Sheekh Dirrir Oo Markii Labaad Diiday Gudi Uu Ku Daray Madaxwayne Siilanyo Iyo Sababta