Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Mudane Saylici Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xaasaasiya Oo Ay Ka Mid Tahay Eedaynta Ay Usoo Jeediyeen Xildhibaanada Xidhan Ee Saylac

0
Saturday June 10, 2017 - 11:37:56 in Wararka by xasme axmed ismaciil
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Mudane Saylici Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xaasaasiya Oo Ay Ka Mid Tahay Eedaynta Ay Usoo Jeediyeen Xildhibaanada Xidhan Ee Saylac

    Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Mudane Saylici Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xaasaasiya Oo Ay Ka Mid Tahay Eedaynta Ay Usoo Jeediyeen Xildhibaanada Xidhan Ee Saylac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Mudane Saylici Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xaasaasiya Oo Ay Ka Mid Tahay Eedaynta Ay Usoo Jeediyeen Xildhibaanada Xidhan Ee Saylac Hargeysa (HN):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu safar kooban ku tagey dalka Jabuuti .


Madaxweyne ku xigeenka ayaa ugu horeyn safarkiisaas ka war bixiyey isla markaana waxaa ay saxaafadu wax ka weydiisay khilaafka golaha deeganka Saylac oo ay xildhibaanada golahaasi ku eedeyeen in uu isagu ka danbeeyo

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arimaha dawladaha hoose ay u qaranka u qaabilsan tahay wasaarada arimaha guduhu isla markaana isaga aaney aheyn arin khuseysa


Halkan Ka Daawo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured