Nuxurka Isku Shaandhaynta Caawa Iyo Calankii Maxamuud Xaashi Oo Ciida Galay Faalo

0
Tuesday June 06, 2017 - 00:31:11 in Maqaallo by edito editor
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Isku Shaandhaynta Caawa Iyo Calankii Maxamuud Xaashi Oo Ciida Galay Faalo

    Nuxurka Isku Shaandhaynta Caawa Iyo Calankii Maxamuud Xaashi Oo Ciida Galay Faalo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Isku Shaandhaynta Caawa Iyo Calankii Maxamuud Xaashi Oo Ciida Galay Faalo ka run sheegaysa.
Maxamud xaashi oo dagaal toos ah ku bilaabay beesha biciide,
Gacanku dhiiglihii taliye casayr diley walaalkii uu wasiir xigeen ka dhigtay, iyo axmed nuur faahiye xilka laga qaaday.
isku shaandhayn cadho ka muuqato oo qabyo badan leh ayaa caawa ka soo baxday xarunta madaxtooyada somaliland, iyadoo isku shaandhayntan nuxurkeedu ahaaa in maxamud xaashi iyo adeegayaashiisa idman ay dagaal la galaan shirka beesha biciide kaga dhawaaqday sanaag ayaa markii kefedu dhanka kale ugu ciirtay maxamud xaashi ka badheedhay dagaal iyo cadaawad aanu mahadin doonin islamarkaasna wasiirkii beesha ayuu xilka ka qaaday maadaama aan madaxweyne siilaanyo maan iyo miyir jooga ku talin maanta ee yahay maqaar saar.
Axmed nuur faahiye oo ahaa shaqsi firfircoon isla markaana aan go,aankiisa loo yeedhin ayaa dagaalkani kurisigiisa galaaftay.
Waxase yaabweyn noqotay markii digreetada lagu arkay gacanku dhiigle cali dubad dhegoole oo maxamud xaashi ka dhigtay wasiir ku xigeen isagoo uga jeeda dhafoor taabasho dagaal oo uu u muujinayo beesha biciide khaasatan ceerigaabo oo guuxa shirkan aad u abaabulaysa.
hadaba waxa dhowaan dhici doona shirweyne balaadhan oo ceerigaabo ka qabsoomaya balse ina xaashi goray ayaa halka uu cago dhigto iyo mustaqbalkiisa siyaasadeed mugdi badan geliyey.
Isagoo hore loogu tuhunsanaa inuu qayb ka ahaa shirqoolka sarkaalkan ilaa bedelkiisii ceerigaabo ayaa hada waxa muuqanaysa fariin cad oo arintaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured