Garabkii Toosinta Iyo Cadaalada Oo Iska Dhex Waayay Badweyntii Xisbiga Kulmiye Faalo

0
Monday May 08, 2017 - 20:52:53 in Wararka by edito editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garabkii Toosinta Iyo Cadaalada Oo Iska Dhex Waayay Badweyntii Xisbiga Kulmiye Faalo

    Garabkii Toosinta Iyo Cadaalada Oo Iska Dhex Waayay Badweyntii Xisbiga Kulmiye Faalo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garabkii Toosinta Iyo Cadaalada Oo Iska Dhex Waayay Badweyntii Xisbiga Kulmiye Faalo
Harrgeysa-INTA BADAN SHACABKA KU DHAQAN S/LAND AYAA WAXAY IS WAYDIINAYAAN SAAMAYANTII BALAADHNAYD EE AY LAHAAYEEN XUBNIHII GARABKA TOOSINTA IYO CADAALADA WADANI
DADKU WAXAY INTA BADAN JAWAAB UGA DHIGEEN INUU XISBIGA KULMIYE YAHAY BADWEYN DADKA LAQDA
MARKA LAGA REEBO XUBNO TIRO YAROO IYAGU LA QABSADAY BADWEYNTAA
WAXA XUSID MUDAN XUBNAHA QAAR WELIBA KUWA UGU SARSAREYAH UU OO HOONKU KAGA GO,AY BARXADA HORE EE MADDAXTOYADA INTA WIXII KA DANBEEYEYNA ALBAABADA LAGA FURI WAAYEY
KUWAASI OO RAADINAYA KURAAS AYKU FADHIYAAN SHAQSIYAAD KA SAAMAYN IYO DAD BADAN
KADIB MARKII AYKU GUULDARAYSTEEN SIYAASADOODI BOODO BARADKA AHAYD AYAA WAXA AY XUBNIHII UGU MIISANKA CUSLAA DIB WADAHADAL ULA FUREEN XISBIGOODI SOO LAYLIYAY EE WADANI ILA WAREEDO LAGU KALSOONYAHAY AYAA SHEEGAYA IN XUBNIHII UGU WAAWEEYNAA EE GARABKA TOOSINTA IYO CADAALADA WADANI AY QAATEEN BEERO LACAGO IYO GURYOBA QAARNA AY FARTA DHEXDA KA QANIINEEN MAADAAMA OO HESHIISKII FASHILMAY



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured