Kala Qob Qobka Iyo Iska Horkeenka Dhalinyarada Gobolka Sanaag Astaan Wehel Unoqotay Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac Qalinkii: Mukhtaar Maxamud (Dabxan)

0
Thursday February 02, 2017 - 22:03:31 in Maqaallo by edito editor
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kala Qob Qobka Iyo Iska Horkeenka Dhalinyarada Gobolka Sanaag Astaan Wehel Unoqotay Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac Qalinkii: Mukhtaar Maxamud (Dabxan)

    Kala Qob Qobka Iyo Iska Horkeenka Dhalinyarada Gobolka Sanaag Astaan Wehel Unoqotay Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac Qalinkii: Mukhtaar Maxamud (Dabxan)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kala Qob Qobka Iyo Iska Horkeenka Dhalinyarada Gobolka Sanaag Astaan Wehel Unoqotay Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac Qalinkii: Mukhtaar Maxamud (Dabxan)
Waxaan Qalinka Uqaatay Qaabka Qabyaaladaysan Ee Wasiir Maxamuud Warsame Ukala Xushay Una Kala Qob Qobay Dhalinta Reer Sanaag Iyo Sida Aqoon Darada Ah Ee Isaga Hor Keenaya Dhalinyarta Iyo Aqoonyahanka Reer Sanaay
Wasiir Maxamuud Wuxuu Wax qabadkii Ugu Horeeyaya Ka Dhigay Iska Horkeenka Dhalinta Iyo Dadyawga Wada Dhashay Ee Ku Wada Uuman Guud Ahan Gobolka Sanaag
Taasina Maaha Astaan Lagu Bartay Masuuliyiintii Ka Horeeyay Ee Reer Sanaag Iyo Kuwa Hada Jooga Ee Matala Dadyawga Karaamaysan Ee Ku Uuman Gobolka Sanaag
Waa Ayan Daran In Masuul Qarankan Uqaabilsan Harumarka Dhalinyartu Ku Mashquulo Kala Xulashada Iyo Fadhataysiga Bahwadaagtii Dhalinta Gobolka Sanaag
Talaabadani Waxay Sumcad Dil Ku Tahay Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac Oo Isku Sheega Iskuna Tilmaama Mid Ka Shaqeeya Danta Qaranka Iyo Isku Keenka Dhalinyarta
Waxaan Idiin Soo Gudbin Doona Maqaalo Badan Oo Aan Kaga Warbixinayo Umuuraha Lafjabka Ku Ah Dhalinyarada G Sanaag Ee Wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsigu Ku Kacay Mud Maxamuud Maxamuud Warsame
Kama Masuula Shebekadu
Waxa Masuuliyada Qoraalka Leh
Qoraa Mukhtaar Maxamuud (Dabxan)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured