Waan Kanaxay Kamase xumi !!! Qalinkii Qoraaga Madaxa Banaan Eng Maxamed Maxamud Ciise (Saacid)

0
Thursday January 19, 2017 - 18:43:32 in Maqaallo by edito editor
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waan Kanaxay Kamase xumi !!! Qalinkii Qoraaga Madaxa Banaan Eng Maxamed Maxamud Ciise (Saacid)

    Waan Kanaxay Kamase xumi !!! Qalinkii Qoraaga Madaxa Banaan Eng Maxamed Maxamud Ciise (Saacid)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waan Kanaxay Kamase xumi !!! Qalinkii Qoraaga Madaxa Banaan Eng Maxamed Maxamud Ciise (Saacid)
Waxaynu maalmahan kala soconay warbaahinta gudaha iyo ta debadaba
Hogaamiye xirsi xaaji oo masuul katirsan saraakiisha xisbiga waddani isla markaana ah
Xildhibaan katirsan golaha deegaanka gabilay uu ugu hanjabayo kuna aflagaadaynayo xafiiska xisbiga
Waddani ee magaalada Gabilay.
Shakhsiyan waxan qabaa in masuulkaasi saxsanaa dhinac marka laga eego waayo wuxuu ku celcelinayay miyaad iskasoo galaysaa miyaanad markaad gobolka imanayso nasoo wargalinayn si,aanu kuugu diyaar garowno una diyaarino dadka kaala qaybgalaya mawduucaad u socoto.
Dhinaca kalena waxaan ka naxay sida kalsoonida badan ee xildhibaankaasi ugu sigtay inuu
Hogaamiye xirsi xaaji kudhex feedho gudaha xafiiska xisbiga waddani ee
Magaalada Gabilay.
Mid aan ogahayna waan kadigayaa!!!
Xirsi baan aqaanaa oo intuu xisbiga tarayo waxa kabadan intuu ugxan waxyeesha xisbiga
Kudhex aasayo markaa waan hanbalyaynayaa xubnaha ilaa iyo imika fahmay waxyeelada
Xirsi xaaji uu ladhexfadhiyo waayo waxa ay somalidu ku maahmaahdaa
Libaax nimaan aqoonbaa lax karita.
Xirsi wuxuu doonayaa inuu dhibtii xisbigii kulmiye uu kala soo guuray in uu waddani
Ka hirgaliyaa laakiinse waxaanu ogayn in maanta dadku ganbadh qudha kawada fadhiyo
Edeg qudhana ku Wada nool yihiin oo aan waxba u kala qarsoonayn.
Allaa Mahad Leh
Waa qalinkii qaraaga madaxa banaan ee
Eng Maxamed Maxamud Ciise (Saacid)
4317770



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured