Hambalyo Hambalyo Ale Hakugu Asturo Xilkaa Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Maano [Dhalinyarada Degmada Celafweyn}

0
Wednesday January 18, 2017 - 20:02:04 in Maqaallo by edito editor
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Hambalyo Ale Hakugu Asturo Xilkaa Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Maano [Dhalinyarada Degmada Celafweyn}

    Hambalyo Hambalyo Ale Hakugu Asturo Xilkaa Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Maano [Dhalinyarada Degmada Celafweyn}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hambalyo Ale Hakugu Asturo Xilkaa Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Maano [Dhalinyarada Degmada Celafweyn}
Hadanu Nahay Dhaliinyarada iyo aqoonyahanka Deg:Ceelafwayn Waxaanu halkan Hambalyo aan lasoo koobi karin uga dirayaa Masuul Mohamed ismaciil Ahmed Nadiif (Maano)oo Maanta Xisbiga Kulmiye u magacaabey Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.. Waxan aad ugu Mahadnaqaynaa Muj Muse Bihi Abdi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si geesinimo leh ugu magacaabey xilkaas. waxa aanuna mar labaad si hufan oo huwan qadarin iyo maamuusba hambalyo ugu diraynaa Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE Masuul Mohamed ismaciil Ahmed Nadiif (Maano) Waxa aan u rajaynayaa Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada Masuuliyadda loo Egmaday Alla Mahad leh







MAXAMED CALI BAKEERI 
HARGEISA.NET


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured